|

Odayaasha Madasha Wada Tashiga oo Xukuumadda Somaliland ugu Baaqay inay Hakiso Wada Hadalka u dhexeeya Somaliland Iyo Somali DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Odayaasha Madasha wada tashiga iyo Toosinta qaranka Somaliland ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi horkacayo ay ugu baaqeen in aanay ku deg degin Furitaanka iyo sii amboqaadista Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia.

Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Xasuuq ku dhacay Shacabka Somaliland kuwii Xasuuqa gaystay oo u dhashay Somalia ay ugu Suntan yihiin Geesiyaal taasina aanay ku haboonayn in wada hadal lala furo ilaa Cadaalad la hor keenayo dhagar qabayaasha,Maadaama la hayo Qiraalkoodii.

Comments are closed