Muqdisho 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga oo afkiisa ka dhawraya erayga somaliland waxa uu sheegay inay dib u Bilaabi Doonaan wada hadaladii Labada dhinac ee Somaliland Iyo Soomaliya.
Faah-faahinta warkaas halkan Hoose Ka Daawo.
https://www.youtube.com/watch?v=xk9VcEDFX2I
