|

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Dib U Bilaabi Doonaan Wada Hadaladii U Dhexeeyay Somaliland DAAWO

Muqdisho 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga oo afkiisa ka dhawraya erayga somaliland waxa uu sheegay inay dib u Bilaabi Doonaan wada hadaladii Labada dhinac ee Somaliland Iyo Soomaliya.

Faah-faahinta warkaas halkan Hoose Ka Daawo.

Comments are closed