Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay hadal Af-lagaado ah oo ka yeedhay Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ay uu ku aflagaadeeyay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid.
https://www.youtube.com/watch?v=XWf2ScXB4AQ
