|

“Waxaan U Fahanay Caydii Shalay Ee Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki In Uu Ku Xalaashanayo Guriga Ku Xiga Ee Agoontu Leedahay” Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa ka jawaabay hadalo xanaf ah oo uu Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka tirsan Golaha Wakiilada uu hawada u  mariyay Guddomiyaha Xisbiga Ucid waxaanu sheegay Guddoomiye ku xigeenku in uu doonayo Balaaki in uu ku  xalaashado hadalkaasi Guri ay leeyahii  Agoon oo ku dhagan Bakhaar uu ku leeyahay Degmadda Wajaale ee Gobolka Gabilay waa sidda uu  Yidhiye.

Comments are closed