Uncategorized

Jaaliyada somaliland ee kunool BRISTOL UK waxay tacsi udirayaan geerida general maxamed saqadhi dubad

Jaaliyada   somaliland   ee  ku  dhaqan    magaalada  BRISTOL UK ee  cariga   ingiriisku  waxay  tacsi  udiraysaa    dhamaan     umada   jamhuuriyada      somaliland     meelkasta  oo  aduunka    ay  kala  joogaan     dibad   iyo  gudaba.        
 
geerida     ku dimi  ilaahay  naxariistii  jano   ha kawaraabiyee     taliyihii   ciidanka   booliska  somaliland     marxuum   general      MAXAMED   SAQADHI   DUBAD    oo  gu  geeridooday      wadankaasi   isutaga    carabta    ee abu dabai. 
 
marxuumka   waxanu  ilaahay  uga  baryeynaa  in      ilaahay    naxariistii  jano  kawaraabiyo     samir  iyo  iimana   uu   kasiiyo     dhamaan    shacabka  jamhuuriayda   somaliland  oodhan.  gaar   ahaan        eheladii  .  qaraabadii    asxaabtii. qoyskii   uu   ka baxay   markuum kaasi         AAMIIN.         AAMIIN.
 
 
    cabdi   xarago .
       bristol     uk.