Hargeysa Oct 08,2012(SDN)-Aas qaran oo maanata loogu sameeyay xabaalaha Xeedho isku dubaride Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ayaa waxa ka qeybgalay madaxda dalka u sareeysa iyo shicib faro badan.
Dhamaan qeybha bulshada Somaliland ayaa aaska qaran buux dhaafiyay tiyoo tiiraanyo ay ka muuqato.
Waxa goobta looga duceeyay marxuumka oo eebe looga baryay danbi dhaaf iyo in uu janadiisii fardoosa ka waraabiyo
SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com
