Uncategorized

Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo magacaabay gudida qaban qaabada daahfurka xafiiska xisbiga ucid kampala,ugandha

Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa oo magacaabay gudida qaban qaabada daahfurka xafiiska xisbiga ucid

kampala,ugandha (KampalaSDN)Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamah Africa ahmed abdi ibrahim oo magaacabay dardar galinta iyo abaabulka howlaha xisbiga ee caasimada kampala , gudidan oo ka kooban 10 xubnood .

 

Waxaanu nuqul kamida soo gadhsiiyey xafiiska shabakada calamiga ah ee SDNnews Waxaanu dhigna ogaysiiskani sida tan.

 

Anigo ah guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa aan magaacabay gudi ka kooban 10 xubnood,markaan arkay baahida loo qabo in la dardar galiyo howsha xisbiga oo aan dhawaan furi doona xafiiska xisbiga ucid ee kampala iyadoo ay barbar socoto inaan muujino cududa xisbiga ucid iyo taageeradan hayno xisbiga ucid.

 

Hadabo gudidan ayaa kala ah

1 ahmed warsame nuur 2 awil food cade 3 jamaal imaan jaamac 4 abdilaahi daahir cismaan 5 abdi riaasq Mohamed daauud 6 khadar Mohamed nour (bitijoor) 7 ahmed yusuf ali 8 muuse xasan ahmed (qaara weyne) 9 mohamud abdi rahman digaale 10 ali ahmed mohumed Waxa ku saxeexan Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa ahmed abdi Ibrahim Wabilaahi towfiiq Wariye Khadarbitijoor Web:SDNnews: Email Khadarbitijoor@Hotmail.Com Tel:+256791661106 ama 00256791661106 Xafiiska Warqabadka SDNnews ugandha/kampala