Waxa Dad Waynaha ku hadla Afka Soomaliga la ogaysinayaa in ay ka soo qayb galaan Munsabad Baroor diqa oo logu ducaynayo Abwaan Maxamed Xashi Dhamac Gaariye munasabadan oo ka dhacaysa London
kala xiriir cinwaanka hoos ku qoran
Tariikhda 28/10/2012
Malinta Axada 3-11Pm
Cinwaanka:
Selby Centre .Selby Road N17 8jl
London
Waxii Fahfahina kala Xarii Tel:07939213271
