Anaga oo Kala Ah Yusuf Cabdi Dheen iyo Xaaskiisa ,Naasir Maxamed Cali ,Xuseen Jamac Dhagoole, Asiya Jamac Dhagoole ,Farduus Jamac Dhagoole ,Mohamed Jamac Luqmaan, Maxamed Cali , Subeer maxamed cabdilaahi,nura Hasan Sahra hasan Anisa hassan,Mustafe Shiine kosa,r Sharmake kosar,Nuradin Kosaar , Deeq Kosaar Dhamaan Reer Kosaar Omar iyo Reer Xasan Cumar xasaskooda iyo Dhamaan Jaliyada Uk Xaafada Cordon waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo qarabadii uu ka baxay ale haw naxariistee Marxuum Xassan Ismaciil Xassan Bari oo Maanta ku Geriyoday Magalada Hargaysa , inaa ilahi wa inaa ilaahi Rajacuun.
Tacsi ku socota Cabdi qadir Xasan ismaciil oo Abahii Xassan Ismaciil Xassan Bari ku Geriyoday Magalada Hargysa
