Anigoo ah MUBARAK CIISE OOMAAR,iyo dhamaan Jaaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIA Waxaanu si wada jir ah tacsi ugu diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada,oo geeridisii ay ku timid Abtigay ‘XUSEEN AW SICIID CAWAALE,waxaanan leenay illaahay ma dhinte waa illaahay,Sabir iyo iimaan dhan walba,Illaahayna NAXARIISTII JANNO HA KA
WARAABIYO Marxuunka ABTIGAY,…..Aamiin
Dhamaan Jaaliyadda SOMALILAND ee wadanka AUSTRALIAWaxaanu si wada jir ah tacsi ugu diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabada,oo geeridisii ay ku timid Abtigay ‘XUSEEN AW SICIID CAWAALE,
