London Dec15/12(SDN) Maxamed Xasan Axmed (Qalinle)oo ka waramaaya xaaladda guud ee kilinka 5naad, Maxamed Xasan oo degan magaaladda London aadna ula socda hawlaha kilinka 5naad kana mid ah gudida ku hawlan xaaladda guud iyo warkii ugu danbeeyenba..DAAWO VIDEOWGAN.
qurbojoog.com
