Uncategorized

“Dad saraaxad badan oo wixii ay doonayaan ama ay tabanayaan si dareen leh u soo tebiya , dadka noocaas ahna waa dad ay caddaaladu dhab ka tahay” Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Md Xamerji(DHEGEYSO)

Burco 17.Feb (SDN)  Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje ayaa  si rasmi ah Xilkii ugala Wareegay Gudoomiyihii hore ee Gobolkaas,haatana ah Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayar Xaflad balaadhan oo lagu qabtay Magaalada Burco.

Waxaa labada Mas’uul Xilka u kala Wareejiyay Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Mudane Cismaan Garaad Soofe Hadaba  Shabakada SDN Waxay idiin soo Gudbinaysaa Hadaladii ay Madaxdii iyo Duqayda Gobolka Togdheer ka Jeediyeen.

 
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XilWareejin.mp3″]

SDN-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com