London 28Feb13 (SDN) Muhannad and Islam oo caruur somaliland oo ku dhashay Uk oo Matalaya sheekoyinka dhexyala Somaliland iyo Somaliya siiba wadahadalada bilaabmaya waana actoro yar yar oo u bahan in la garab qabto taas oo ku boqanay gurugooda waxanay ku matalayaan Sooraan iyo Jawaan ee Uk
Dawasho wacan

