Uncategorized

Fanaanka Maxamed Saleebaan Gurey SABIIB oo Jacayl Dartii uu u qabo Fanaanada Tufaaxo Darajo u qaday Hees cusub

Fanaanka Maxamed Saleebaan Gurey SABIIB oo Jacayl Dartii uu u qabo Fanaanada Tufaaxo Darajo u qaday Hees cusub waa maxay sababtu u sameeyey Heestaas Fanaanka oo heestan soo gaarisiyey Qurbejoog.com ayaa shegay in uu aad u jeclaa fanaanada lakiin aan duruuftu u saamixi wayday in ay kulmaan iyada oo ku sugan wadanka Finland isaga oo u waramaya qurbejoog.com xafiiskeeda london ayaa waxa u uu shegay in heesta uu ugu magac daray faanaanad Tufaaxo Darajo isaga oo heestan u soo mariyey halkan waa Qisa Dhaba o uu siyey qurbejoog.com halkan kaa dawo heesta uu soo saray