Uncategorized

Meydka Siyaasi Shaati Guduud Oo maanta Janaaso Lagula Tukaday Garoonka Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho April 07 2013 (SDN)– Waxaa Maanta laga soo dajiyay Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho Meydka Allaha u raxmadee Marxuun Shaati guduud oo dhawaan geeriyooday.

Meydka ayaa Salaada Janaasada lagula tukaday Garoonka Diyaaradaha waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekha Maxamuud oo salaada kaddib tacsi u diray Eheladii uu ka geeriyooday.