London April 29,2013(SDN)-Colaadaha ayaa ku khasba Bulshada in ay degaanadooda ka haajiraan,isla markaana nabada ayaa dib u soo celisa bulshooyinka,sida lagu soo bandhigay Film Documentary.
Sidoo kale Filmka ayaa eegaya sida ay isugu dhacaan qeybaha bulshada ee qaarna dalka ku haray halka qaarna barakacan, ka dib kolka ay nabada iyo koboca dhaqaale ay kordhaan.
