Uncategorized

Soo Dhawayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo (Daawasho iyo Dhagaysi)

Hargaysa 05.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay .


[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Siilaanyo5(1).mp3″]

Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Sheegay Wadamada Turkiga,Ingiriiska,Maraykanka, iyo Itoobiya oo ay Safar ku soo mareen inay kala hadleen dhamaanba madaxdii dalalkaasi  qadiyada Madax banaanida Somaliland iyo Wax kasta oo ku taxaluqa sidii ay Somaliland gacan Muuqata uga siin lahaayeen arrimaha Horumarka.

Hargasya SDN.

Qurbejoog.com