Uncategorized

Raysal wasaraha wadanka Britain David Cameron oo bari markii u horaysay taarikhda ku quracan doona Laxoox Somali ama Canjeelo si Toosa ugala soco qurbejoog

London 07/5/2013 Raysal wasaraha wadanka Britain David Cameron oo bari markii u horaysay taarikhda  la quracan doona jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadankan quraacadan oo noqonaysa ta hidaha iyo dhaqanka soomalida oo ah Laxoox ama Canjeelo qofba sida uu u yaqaano , raysal wasaraha ayaa waxa uu kulan la qadan donaa qaar ka mida bulshada ku dhaqan london Munasabadaas oo qurbejoog.com ay diyaar ku ahaan doonto  si toosna idinku soo gudbin donoo iyo waxii wara ee toos u baxaya oo dhan kala soco linka qurbejoog.com

qurbejoog.com

Cabdixafiid Uk London