Uncategorized

Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada 18 May oo markii horaysay ku qabanayaan Istanbul

Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada 18 May oo markii horaysay ku qabanayaan Istanbul waxa marti ku ah madax ka socota somaliland iyo sadexda xisbi qaran

 

Maalinta: Sabtida  18/5/13

 

NO 11 (METRO BASLANGICI)AKSARAY/IST. ISTANBUL TURKEY.  

CONTACT.ABDILLAHI MOHAMED SLEBAN :053 80588298.
SAED ADEM DAHIR :050 71193199 
MOHAMED JAMAC ALI: 050 78625636
MARWO :FARDUUS CIGE HASSAN 0537 439 7442