Uncategorized

Gudoomiyaha Gobolka Banadir Maxamuud Tarzan oo Maamulada Gobolada ku tilmaamay qaar Qabiil ku dhisan(DAAWO)

London May 11,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulada Gobolada dalku Qabiil ku Saleysan yihiin.

Isweydiintuse waxa ay tahay xilkiisa muxuu ku kasbaday? DAAWO