Uncategorized

DAAWO:Bangiyada Ingiriiska oo Wada shaqayntii kala laabtay Xawilaadaha

London June 27,2013(SDN)-Dalada kulmisa Xawaaladaha Soomaalida ee SOMSA ayaa ka warantay Bananka Britain oo gebi ahaanba joojiyay adeegii ay u fidin jireen Xawaaladaha Soomaalida.

Afhayeenka SOMSA Cumar Cabdi Nuur ayaa kulan saxafadu goobjoog ku aheyd ka akhriyay war saxaafada loogu talo galay oo ay Daladu xaaladan ka soo saartay,DAAWO.