Nairobi July 09,2013(SDN)-Waxa halkan aanu idinku soo gudbineynaa Muxaadaro ku saabsan bisha barakeysan ee Ramadaan iyo sida waajibaadkeeda loo guto.
Sidoo Kale Sheekh Maxamed Idiris waxa uu halkan ku sharaxayaa sida Bishan barakeysan looga faaiideysan karo in ruuxu isbedel naftiisa ama nafteeda ugu sameeyo ama sameyso,DAAWO.
