Boorama July 17,2013(SDN)-Agaasimaha guud ee Wasraada Duulista iyo Hawada Md Axmed Dalal Faarax oo uu weheliyo Engineer Ajenebi ah oo u kuurgelaya dib u hawlgelinta Madaarka magaalada Boorama.
Sidoo kale Ururka Adal ee ay ku bahoobeen Qurbejooga reer Awdal ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay danyarta gobolkaasi,DAAWO.
