Uncategorized

Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudomiyaha Maaliyadda UK Xisbiga UCID Marwo Ayaan Idiris Yusuf iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaalkeed ( MARXUUM XASAN IDIRIS YUUSUF Marxuumkaas oo Shalay Ku Geeriyoodey Magaalada Hargaysa)

 

لااله الاالله
انالله وااناليه راجعون

قال الله تعالي
(( يأيتها النفس المطمئنه ارجعي الى ربك راضيه مرضيه وادخلي في عبادي وادخلي جنتي)) .. !!
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور ”

Hogaanka sare ee xisbiga UCID Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa ,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudomiyaha Maaliyadda UK Xisbiga UCID Marwo Ayaan Idiris Yusuf
iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaalkeed ( MARXUUM XASAN IDIRIS YUUSUF Marxuumkaas oo Shalay Ku Geeriyoodey Magaalada Hargaysa)
( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII IYO QARAABADII uu Marxuumku ka baxayba
Aamiin Aamiin Amiin

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID
Md: Yusuf Keyse Allahi
————————