|

Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi oo Dunnida Looga Aqoonsaday inuu Yahay Ninka ugu Suugaanta Weyn Soomaalida DHAGAYSO

London 04. July 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa waxa aduunka looga aqoonsaday ninka ugu suugaanta weyn Soomaalida.

GUJI HALKAN SI AAD WARBIXINTAN U DHAGAYSATO

Comments are closed