|

Xisbiga WADDANI oo Sheegay in ay Maxkamad La Tiigsanayaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag jawaabo uga bixiyey hadal ka soo yeedhay agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, waxaana ay cod dheer ku sheegeen in ay Maxkamad la tiigsanayaan agaasime Dhabbeeye.

Comments are closed