|

Afhayeenka Waddani ” Saylici Saxaafadu way Taqaanaa Sida Kursiga lagu Keenay” DAAWO

Hargaysa 01.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa ka jawaabay Eedo uga yimid Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici.

Afhayeenka Xisbigaasi Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxaa uu eedaha madaxwayne ku xigeenka ku tilmaamay kuwo aanay waxba ka jirin, Isagoo ku tilmaamay Cabdiraxmaan Saylici masuul gabay hawshii uu qaranka u hayay.

Comments are closed