|

Sidee Loo Daryeelaa Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka Ee Dalalka Geeska Afrika ? DAAWO

Hargaysa 01.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dadka Qaba Xannuunada ku dhaca Maskaxda amase Dhimirka ayaa aad ugu soo bata Marba Mark aka Danbaysa Deegaanada Dadka ku hadla Luuqada Soomaaligu ay degaan.
Khubarada aqoonta u leh Xannuunada Dhimirka ayaa aaminsan in Korodhka dadka xannuunkan qaadayaa ay Sabab u tahay Degenaansho la’aanta ka taagan Meelo ka mid ah Dhulka Soomaalida Waxaa kale oo soo raaca Shaqo la’aanta oo Korodha iyo Qabatinka Balwadaha kala duwan.
Hadaba Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij ku soo saabsan Daryeelka Dadka qaba Xanuunnada Dhimirka ee Dalalka Geeska Afrika.

Comments are closed