|

AKHRISO: Warqadda Uu Madaxweyne Siilaanyo Usoo Diray Golaha Wakiilada, Xisbiyada Qaranka iyo Guddida Doorashooyinka

Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha Somaliland MD.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa warqad usoo diray Guddida Doorashooyinka, Golaha Wakiilada iyo xisbiyada qaranka, warqaddaasi oo ku aadaneed Hakinta diiwaangelinta codbixiyeyaasha.

Haddaba Halkan hoose ka akhriso Nuqul ka mid ah warqaddaasi oo ay heshay shabakadda Qurbejoog.Com

war 1 war 2 war 3

Comments are closed