|

Amar ku saabsan dhowrista ololaha musharaxiinta ee xiliga doorashada oo la soo saaray (Wareegto)

Muqdisho, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa soo saaray wareegto faraysa laamaha amniga dowlada iyo kuwa caddaaladda in la dhawro Xaquuqda Musharaxiinta inta lagu jiro ololaha Doorashadda dhowaan dalka ka qabsoomeysa.

Wareegtada ayaa ku soo beegantay xili musharaxiinta qaarkood ay ka cabanayaan caburin iyo carqaladeyn madaxweynaha Somalia uu ku hayo ololahooda doorashada, iyadoo saxaafada loo diiday iney garoonka Aadan cadde ku soo dhoweeyaan musharaxiin dalka imanaya hase ahaatee Madaxweynaha ayaa beeniyey eedeymahan.

Wareegtada ka soo baxday xafiiska raiul wasaaraha ayaa u qorneyd sidatan:-

wareegtorw

Comments are closed