|

“Anigu Ilaa Inta Aan Dhimanaayo Xisbiga Waddani Iyo Cabdiraxmaan Ciro Oo Aan Kursiga Saaro Ayaad Igu Ogaaneysaan “..Suldaan Cado Gude DAAWO

Hargaysa 26.October 2016 (SDN/QJ):-Suldaan Cade Gude oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Koonfurta Magaalada Hargaysa ayaa ka Cadeeyay in inta Cimrigiisa ka hadhay uu Taageeri doono Xisbiga Waddani Iyo Murashixiisa Jagada Madaxweyne Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro,Waxaanu Suldaanku hadalkan ka sheegay Xaflad hadhiimo Sharafeed ah oo Beeshiisu ku Sooryaysay Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir X.Ismaaciil Jirde.

Comments are closed