Urur siyaasadeedyada Somaliland oo shahaado la siiyay iyo ujeedada
Hargeysa. 3 December, 2022. (QJ)- Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta la siiyay shahaado muujinaysa in ay yihiin ururo siyaasadeed oo sharci ah, iyadoo ay tahay shahaadada ay doorashada ku galayaan. Muuse Biixi ayaa Hore u amray in aan shahaadada la siin iyadoo uu ku dhawaynayay mudada uu liisanku ka dhacayo xisbiyada oo ah 26 December….
