admin

Madaxweyne Xasan oo Mareykanka kala hadlay taakulo la siiyo Soomaaliya

Washington December 14, 2022 (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaleya shirka hogaamiyeyaasha Mareykanka iyo Africa uga socda Washington ayaa kulan gaar ah manta la yeeshay xoghayeyaasha arrimaha dibedda iyo difaaca ee Mareykanka Antony Blinken iyo Lloyd Austin oo shirka ka qeybgaleyay. Kulanka oo ay sidoo kale Goobjoog ku ahaayeen madaxweyneyaasha Jabuuti iyo…

Read More

Muuse oo hirgeliyay diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Hargeysa December 11, 2022 (QJ) – Wareeegto uu manta soo saaray Madaxweynaha mudo xileedkiisii sharciga ahaa uu dhamaaday November ayaa lagu hirgeliyay xeerka diiwaangelinta cod bixiyeyaasha Somaliland. Xeerka ayaa qeexaya in diiwwangelinta la bilaabi doono 28 ka bisha. Diiwaangelinta oo ay aheyd in ay bilaabanto dhawr bilood ka hor ayaaney suurtogelin, ka dib Xukuumada wakhtigeedu dhamaaday…

Read More

Kiinya oo khashiftay heshiis dhexmaray Soomaaliya iyo Somaliland

Nairobi December 11, 2022 (QJ)  Dawlada Kiinya ayaa shaacisay in heshiis ay dhawaan Jabuuti ku gaareen madaxda Soomaaliya iyo Somaliland. Monica Juma oo ah la-taliyaha madaxweynha Kiinya ee dhanka amniga ayaa barteeda twitter ka ku shaacisay in ay soodhaweynayaan heshiiska bisha sideedii ay madaxda Soomaaliya iyo Somaliland isula qaateen sii wadida wadahadaldii dib u heshiisiinya ee…

Read More

Kulmiye oo ka walaacsan doorashada ururada kadib shir ay maanta yeesheen

Hargeysa. 11 December, 2022. (QJ)- Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye ayaa maanta shir ku yeeshay maagaalda Hargeysa iyadoo ay tahay kulankii shanaad ee bil gudaheed ay iskugu yimaadaan Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye. Shirka ayaa ka dhacay hoolka guriga madaxweynaha ee ku yaala xaafadda shacabka ee magaalada Hargeysa waxaana kasoo qayb galay xubnaha gudida fulinta….

Read More

Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu baaqday inay u istaagaan xuquuqul insaanka

Muqdisho December 10 (QJ) – – QM ayaa manta oo ku beegneyd maalinta caalemiga ah ee xuquuqda aadanaha Dawlada Soomaaliya ugu baaqday ilaalinta xuquuha aadan ee shacabka khaasatan dadka tiroda badanyahay ee u nugul xadgudubka. “Waxaa nagu soo fool leh oo nagu soo dhow sannad-guuradii 75aad ee Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka (UDHR), oo ah aasaaska adduunka ee…

Read More

U.S. troops are back in Somalia and scrambling to help its special forces

BALEDOGLE MILITARY AIR BASE, Somalia — The U.S. military is scrambling to make up for lost time in Somalia after President Biden this spring reversed his predecessor’s order to pull American soldiers out of the country and returned hundreds of them to the fight against one of al-Qaeda’s most powerful global affiliates. The decision by…

Read More

Somaliland oo laga reebay shirka is-kaashiga Maraykanka iyo Afrika iyo sababta

Hargeysa. 8 December, 2022. (QJ)- Somaliland ayaa laga reebay shirka iskaashiga Maraykanka iyo Afrika akas oo dhawaan qabsoomi doona waxaana ka qayb gali doona dhammaan amdaxda qaaradda Afrika, oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya. Maamulka Muuse Biixi ayaa marar badan dacaayado la sameeyay iyo buun buunin ku sameeyay xidhiidh la sheegay in uu dhex mari…

Read More

Muuse Biixi oo Jabuuti u tegay meherka gabadh uu dhalay Ismaaciil Cumar Geele

Hargeysa. 7 December, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Somaliland ayaa booqasho maalmo qaadanaysa ku tegay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti, halkaas oo uu kula kulmay madaxda dalkaas uguna horeeyo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele. Muuse Biixi ayaa ka qayb galaya berri meherka gabadh uu dhalay oo hore uu u qabi jiray wasiir xukuumadda…

Read More

Soomaaliya oo codsatay wadahadal ay la yeelato Somaliland

Muqdisho December 06, 2022 (SD) – Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheekh Maxamuod oo la kulmay Wakiilada Gaarka ah ee Turkiga iyo Norway ee Soomaaliya ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dib u soo celinta wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Madaxweynaha ayaa Turkiga iyo Norway uga mahadceliyay dedaaladooda arinkan la xiriira, diblomaasiyiinta labada dal ayaan…

Read More

Qorshihii Muuse Biixi ee Komishanka Doorashooyinka oo fashil ku dhow

Hargeysa. 6 December, 2022. (QJ)- Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamamaday ee Somaliland ayaa ku fashilmay qorshihii uu ka lahaa Komishanka Doorashooyinka Somaliland, balse weli wuxuu ku raad joogaa siduu u isticmaali lahaa kaadhka Komsihanka. Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si cad u diiday in ay ururada la kulmaan ama ka qabtaan warqado codsi oo ay u qoreen…

Read More