Musharaxa Golaha Baarlamaanka Dr.Maxamed Xassan Finad Oo Dadka Deegaanada Degmada Sallaxley Ugu Baaqay Inay Is Diiwaangaliyaan
Sallaxley,13Dec,2015(QJ/SDN)-Dr.Maxamed Xassan Xaashi (Finad), Oo ka mid ah murashaxiinta aqoonyahanka ah ee u taagan jagada murashaxnimada golaha baarlamaanka dalkan jamhuuriyada Somaliland ayaa shalay socdaal ugu anba baxay deegaanno hoos taga degmada Sallaxley, socdaalkaas oo uu ugu kuur galaayay xaaladda nololeed ee dadka deegaanadaasi ku dhaqan. Socdaalkan oo ay murashaxa ku wehelinayeen odayaasha iyo cuqaasha deegaanku,…
