admin

    Musharaxa Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga Jamhuuriga Dalka Maraykanka Oo Ku Baaqay In Muslimiinta Dalka Laga Mamnuuco

    Washintong,8Dec,2015(QJ/SDN)-Ninka quud-darraynaya inuu noqdo musharraxa madaxweyne ee xisbiga jamhuuriga dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku baaqay in la hakiyo dhammaan Muslimiinta soo galaya Mareykanka. Mr Trump ayaa sheegay in ra’yi ururin dhawaan la sameeyay ay muujineyso in Muslimiinta ay naceyb badan u hayaan Mareykanka, dowladdana looga baahan yahay in ilaa iyo inta ay sababta arrinkaa…

    Read More

      ‘’Shantii Sanno Ee Ugu Danbeeyay Waxaanu Aasaasnay Wasaaradda Kalluunka iyo Xoolaha,.’’ Wasiirka Ganacsiga DDSI

      Hargeysa,8Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland carwo lagu soo bandhigay wax soo saarka kalluunka ee xeebaha somaliland. Munaasibada Carwadan lagu furayay ayaa Waxaa ka soo qayb galay shirkado maxali u badan oo kalluunka ka soo jillaabta badda siiba xeebaha Berbera, Mayd, iyo Saylac. Carwadan waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda kalluumeysiga Somaliland oo kaashaneysa…

      Read More

        ‘’Puntland Waa Inay Aqoonsato GalMudug, Iyaduna Waa Inay Ixtiraamto Puntland,.’’ Axmed Madoobe

        Gaalkacyo,8Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Sh. Axmed Maxamed Islaam [Madoobe] ayaa sheegay in maamulka Puntland looga baahan yahay inay aqoonsadaan maamulka Galmudug, isagoo sidoo kale maamulka Galmudug ay iyaguna ix-tiraamto Puntland maadaama uu yahay maamul iyaga ka horreeyay dhanka dhismaha. Sheekh Axmed Madoobe ayaa hadalka ka jeediyay kaddib heshiiskii colaadihii nabadeed ee laga sameeyay magaalada Gaalkacyo ee…

        Read More

          “Haddaan Somaliland Madax Ka Noqon Lahaa Shaki Kuma Jiro Inaan Midayn lahaa Soomaaliya iyo Somaliland ,..’’ Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan

          “Haddaan Somaliland Madax Ka Noqon Lahaa Shaki Kuma Jiro Inaan Midayn lahaa Soomaaliya iyo Somaliland ,..’’ Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Muqdisho,8Dec,2015(QJ/SDN)-Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenkii Hore ee Soomaaliya Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, sidoo kalana horey madax uga ahayd mid ka mid ah ururadii ku hadhay tartankii 2012 ee Somaliland, balse hadda xildhibaan ka ah Baarlamaanka Federaalka…

          Read More

            ‘’Lagamana Yaabo Inaan Walaalkay Cabdiraxmaan-Cirro La Tartamo Oo Aan Xisbiga Kula Dhex Baratamo,..’’ Dr. Gaboose

            Hargeysa,8Dec,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga caanka ah ee Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa beeniyay warar la isla dhex marayo oo sheegaya inuu guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro kula tartami doono jagada murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani dhexdiisa. Dr. Gaboose, oo u waramay wargeyska Geeska Afrika, wuxuu sheegay inaanu habeena ku fikirin inuu Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro kula dhex tartamo…

            Read More

              Mareykanka oo sheegay Inay Dileen Sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab

              Muqdisho,8Dec,2015(QJ/SDN)-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeymo ay ka geysatay toddobaadkii hore Soomaaliya iyo Liibiya ay ku dishay laba sarkaal oo ka mid ahaa kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Qaaradda Afrika. Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka, Cap. Jeff Davis ayaa sheegay in duqeyn ay ka geysteen Soomaalia 02-dii bishan December ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa…

              Read More

                US al-Shabab militant held in Somalia

                Mogadishu — An American member of Somali Islamist militant group al-Shabab has been arrested in Somalia, an official has told the BBC. He said the man had been stopped while he was trying to escape from al-Shabab after some his friends were killed in an internal rift. The cause of the dispute is not clear….

                Read More

                  Somaliland: Delegation from Somali regional administration in Ethiopia arrives in Wajale

                  WAJALE—- A high level delegation from the Somali regional administration in Ethiopia arrives in Wajale, a border town that links Ethiopia to Somaliland on Monday morning. The delegation consist of ministers and director generals from the Somali regional authority in Ethiopia. The minister for commerce is led the delegation to Wajale, Somaliland. Somaliland minister of…

                  Read More

                    Interview: Somali President hails China’s support for reconstruction

                    Somalidiasporanews – Somali President Hassan Sheikh Mohamoud has commended China for extending financial and technical support to accelerate the reconstruction of the war torn country. During an exclusive interview with Xinhua on Saturday evening in Johannesburg, Mohamoud noted that China has remained a solid bilateral partner to Somalia. “The reopening of Chinese Embassy in Mogadishu…

                    Read More

                      Wefti Kasocda Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Somaliland Lagu Soo Dhaweeyey

                      Hargeysa,8Dec,2015(QJ/SDN)-Masuuliyiin ka tirsan xukumadda Somaliland ayaa magaalada Wajaale ee xuduudka Somaliland iyo Ethiopia ku soo dhaweeyay madax ka socota dawlad degaanka Ethopia oo uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga ee maamulkaasi. Wasiirka ganacsiga, wasiiru dawlaha madaxtooyada, badhasaabka Gabiley iyo madax kale oo halkaasi kaga hor tagay ayaa si diiran u soo dhaweeyay masuuliyiinta, iyagoo tilmaamay in socdaalkoodu…

                      Read More

                        Sirdoonka Soomaaliya Oo Gacanta ku Dhigay Soomaali-Maraykan Ka Tirsanaa Ururka Al-Shabaab

                        Muqdisho,9Dec,2015(QJ/SDN)-Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in nin Soomaali ah oo ka mid ah dhallinyaradii ka baxday gobolka Minnesota sannadkii 2008 uu isku dhiibay dawladda Soomaaliya haatanna uu ku jiro gacanta dawladda. Maraykanku waxa uu sheegay in ninkaasi lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Xasan oo ku magac dheer Miski. Waxay sheegtay inuu ninkaasi is dhiibay bishii hore. Sarkaal…

                        Read More

                          Sarkaalkii Ugu Sarreeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso Oo La Dilay

                          Boosaaso,7Dec,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta lagu diley magaalada Bosaso Col. Xasan Shire Amaan oo ahaa taliyaha ciidanka Garoonka diyaadaha ee Bosaso dilka waxaa geystey mid ka mid ah ciidanka ilaalada ee Garoonka diyaaradaha, waxaana dilku ka dhacay albaabka saldhiga garoonka diyaaradaha Bosaso. Wararku waxay sheegayaan in askeriga dilka geystey uu baxsadey, Askeriga ayaa la sheegayaa in uu ka…

                          Read More

                            Xabaalo Wadareedyo Cusub Oo Laga Helay Deegaanka Mandheera Ee Gobolka Woqoooyi Bari Dalka Kenya DAAWO

                            Mandheera,7Dec,2015(QJ/SDN)-Shacabka magaalada Mandheera ayay argagax iyo filanwaa ku noqotay Xabaalo wadareedyo cusub oo maalinkii shalay ahaa lagu arkay duleedka magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Dadka maydadkooda laga helay xabaalo wadareedyadan oo isugu jira Rag iyo dumar ayaan la ogayn cidda ka dambaysay xasuuqooda, waxaana kujira dad lagaranayo oo eheladoodu ay maalmo kahor waayeen….

                            Read More

                              Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Laascaanood.

                              Laascaanood,7Dec,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegay in halkaasi lagu dilay Habeen hore ganacsanade caan ka ahaa Gudaha magaalada laascaanood kaas oo ka mid ahaa Darawallada Gaadiidka iskaga goosha magaalooyinka Hargeysa, Laascaanood illaa Garoowe. Ganacsadahan la dilay ayaa magaciisa shabakaddda Qurbejoog.Com loogu sheegay Xassan Mahad Cabsiiye. Laamaaha ammaanka ee gobolka…

                              Read More

                                Dadka Deegaanka Xarshaw Ee Gobolka Sanaag Oo Cabsi Xooggan Ka Muujiyay Haan Weyn Oo Kasoo Caariday Badda

                                Ceerigaabo,7Ded,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya deegaanka Xarshaw oo u dhexeeya Maydh iyo Laasqoray oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas lagu arkay haan weyn oo dahaadhan oo ku soo caariday xeebta. Qamar Taleex oo ka mida xubnaha golaha deegaanka ee Ceerigaabo ee deegaankaas laga soo doorto ayaa sheegtay in haantan loo malaynayo…

                                Read More