Taliyaha Ciidanka Uganda oo dalabay dhaqaale ama ku hanjabay in ay Ciidamadoodu ka baxayaan Soomaaliya.
Kampala (QJ) – Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida ee Uganda, Muhoozi Kainerugaba, ayaa dhaliyay muran ka dib markii uu soo saaray hadallo xooggan oo ku saabsan ku lug lahaanshaha shisheeye ee Soomaaliya, isla markaana soo jeediyay in ciidamada laga saaro Soomaaliya. Muhoozi, oo ah wiilka Madaxweyne Yoweri Museveni, ayaa sheegtay in ciidamada Uganda ay door muhiim…
