Puntland oo sheegtay in Dagaalyahanada Daacish ee lagu qabtay Calmiskaad ay wajihi doonaan ciqaab dil ah
GAROOWE (QJ)- Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay qorshe ay ku doonayaan inay tallaabo sharci ah oo adag ka qaadaan dagaalyahanada lagu qabtay howlgallada milatari ee ka dhanka ah Daacishta Soomaaliya ee buuraha Calmiskaad, iyadoo saraakiisha sare ay tilmaameen in dagaalyahanada la xukumay ay wajihi karaan ciqaab dil ah. Said Abdullahi Deni ayaa dhawaan faray garsoorka…
