admin

    Cumar Jamaal oo sheegay in fariimo hanjabaad ah loo soo diray

    Dec 04 2011(qurbejoog.com)-Diplomaasiga Soomaaliyeed ee Cumar Jamaal ee ku caanka baxay dhaleeceynta kooxda Al Shabaab ayaa ciidamada amaanka ee Mareykanka u sheegay in fariimo hanjabaad ah loo soo diray. Cumar Jamaal ayaa FBIda u sheegay in kooxda Al Shabaab ay u soo dirtay fariimo hanjabaad ah oo uu ku muteystay dhaleeceynta Shabaabka. Fariimahan oo isugu jira…

    Read More

      Britain iyo Somaliland oo maalmihii ina dhaafay hawada isumariyay eedo

      London Dec 04,2011(qurbejoog.com)-Dawlada dalka Britain iyo xukuumada Somaliland ayaa in dhawaalaba saxaafada isu marinayay hadalo aan looga badhan labada dhan in ay isweydaarsadaan. Wasiirka wasaarada Arrimaha dibedda ee Somaliland ayaa todobaad ka hoe saxaafada u sheegay in Britain aaney daacad ka aheyn sheegashadeeda ku wejahan gacan siinta qadiyada Somaliland. Wasaarada Britain u qaabilsan arrimaha dibedda…

      Read More

        Terror Group Allegedly Threatens Local Somali Advocate

        A well-known advocate for the local Somali community says he is a target of the terrorist group Al-Shabaab. Omar Jamal encourages young Somali men to resist the group’s recruiting efforts. He told police Al-Shabaab was threatening him via texts and phone calls. Dahir Jibreel, head of the Somali Justice Advocacy Center and a friend of…

        Read More

          Banaanbax ka dhan ah xil ka qaadistii Caalin oo ka dhacday Gaalkacyo

          Gaalkacyo Dec 03,2011(qurbejoog.com)-Dibadbaxaani oo ahaa mid ballaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug, iyadoo looga soo horjeeday xil ka qaadistii gudoonka barlamanka Galmudug uu ku sameeyay Madaxweynihii Maamulkaasi Max’ed Axmed Caalin.   Dadka dhigayay Banaanbaxa ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan ah barlamanka Galmudug, waxaana ay…

          Read More

            Suuqa weyn ee magaalada Bosaaso oo shuf beelay

            Bosaaso Dec 03,2011(qurbejoog.com)-Suuqa weyn ee magaalo xeebeedka Bosaaso aya xalay ilaa saaka gubanaya iyada oo qeybo badan oo suuqaasi ka mid ihi uu gebi ahaanba shuf  beelay. Suuqa oo ilaa xalay gubanayay ay ciidamada gurmadka iyo shacab isxilqaamay ay wadeen dedaalo lagu deminayo dabka,balse ilaa saaka suuqu waa uu gubanayaa. Ciidamada amaanka Puntland ayaa waday…

            Read More

              WAXAY TABEYSAA HOGGAAMIN RUUX WADDANIYAD LEH

              Hoggaamini waa maxay?. Khubarada erey bixintu, waxay ku soo uruuriyaan ereygan, awood u yeelashada dhaqaajinta koox dada, si loo gaaro danta caamka ah. Marka si kale loo dhigana, hoggaamiye, waa niyad-geliye iyo agaassime wax falgeliya. Waa qof dadka ka mida oo kulansaday dabeecad iyo farsamo hoggaamineed oo kuwa kale jecleysiisa inay dhinaciisa ku biiraan. Qofka…

              Read More

                Soomaalida Mareykanka oo Xawaaladaha ka walaacsan

                Minneapolis Dec 03,2011(qurbejoog.com)-Somalida ku noolmagaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa ka walaacsan sidii ay eheladooda u gaarsiin lahaayeen lacagaha ay bishaan. Walaacan ayaa yimi ka dib kolkii Bangigii u danbeeyay ee magaaladaas ku yaal uu shaaca ka qaaday in aanu lacag danbe ka qaban doonoin Xawaaladaha wixii ka danbeeyay badhtamaha Bishan. Wakiilada Xawaaladaha Minneapolis ayaa…

                Read More

                  WARSAXAAFADEED UU SOO SAAREY WAFTIGA SOMALILAND EE SAFARKA SHAQO U JOOGA DALKA KANADA

                  Ottawa Dec 02,2011(qurbejoog.com)-Wuxuu waftigu shir albaabaddu u xidhan yahay maalintii Arbacadda 30kii bisha November, 2011 la yeeshay madaxdda sare ee ha’aydda qaramadda midoobey u qaabilsan maamulka hawadda ee loo yaqaan ICAO. Qodobadda shirkaas lagu gorfeeyey wxaa ka mid ah: 1.1. Gudbinta fariintii Madax-weynaha JSL 1.2. Mustaqbalka Mashruuca CACAS (CARETAKER CIVIL AVIATION FOR SOMAILAND/SOMALIA) 1.3. Qorshaha…

                  Read More

                    Naqdin : Warbixinta IRI ay ka diyarisay Somaliland

                    Dhawaan ayaa Macadka caalamiga ah ee Jamhuuriga (International Republican Institute) waxa uu soo saaray sahan cilmiyeed  (Survey)uu ku eegayo argtiyaha ay dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa iyo nawaaxigeedu ka aaminsan yihiin arimo badan oo ay ka mid tahay siyaasada Somaliland, arimaha dhaqaalaha iyo arimo kale oo saamayn ku leh nolol maalmeedka dadwaynaha ku nool  magaalada…

                    Read More

                      Mucaaridka Jabuuti oo ka jawaabay wareysigii Madaxweynaha Jabuuti siiyay Jeune Afrique(DHEGEYSO)

                      Ottawa Dec 01,2011(qurbejoog.com)-Guddoomiyaha Isbeheysiga Isbedel doonka iyo dimuqraadiyada ee dalka Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa jawaab ka bixiyay wareysi uu todobaadkan siiyay Jariirada Jeune Afrique ee ka soo baxda dalka Faransiiska. Md Xuseen ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti uu ka beensheegay wacdiga mucaaridka Jabuuti oo ay mideysan yihiin. Md Xuseen waxa uu sheegay…

                      Read More

                        Haweeney Soomaali ah oo ku nool Mareykanka oo qiratay in ay taageero u fidisay Al Shabaab

                        San Diego Dec 02 2011(qurbejoog.com)-Haweeney soo gelooti ku ah Mareykanka ayaa shalay maxkamad ka hor qiratay in ay taageero u fidisay kooxda Al Shabaab ee argegixisada qoran. Nimca Cali Yusuf oo maxkamadi uga socotay magaalada San Diego ee Mareykanka ayaalagu soo oogay denbigan oo ay maxkamadi dhageysaneysay. Xafiiska Xeer ilaalinta ee gobolka California ayaa sheegay hadii…

                        Read More