Qaramada Midoobay oo cunaqabteyn dheeri ah ku soo rogay Eritrea
New York Dec 06,2011(qurbejoog.com)-Gollaha amaanka ee QM ayaa shalay kalfadhi ay yeesheen waxa ay ku adkeeyeen cunaqabateyntii hore u saareyd ka dib kolkii ay dalalka Geeska Africa kaga dacwoodeen taageero ay sheegeen in ay siyaan kooxda Shabaabka. Qaraaarkan oo ay ansixiyeen 13 dal oo gollaha amaanka ka tirsan ayaa waxa ka aamusay dalalka China iyo…
