Maxay Galabsadeen ee Laga Goynayaa Qallinkii Yuusuf Maxamed Ismaaciil “Yuusuf Yarre”
Hargaysa 13.July 2014 (SDN/QJ)-Waa Urugiyo Xannuun marka ay Ishaadu ku dhacdo Gurbood la laynayo, Gaban la Ciilay oo oohinta Xejisan la’a,Gashaanti uu Weerku u Xidhan yahay,Hooyo Goblantay oo Gabal baas u dumay oo Asayda hagoogan, Aabe da’a ah oo La Go’doonshay meel uu u Ciirsadana Garan la’a. “Aax,Ax Ax” Dhawaqu ii daranaa oo u Xumaa…
