Dhoolayare:Madaxweyne waxaa si caafimaad qabta kuugu soo jeedinayaa inaad kala dirto guddidan Biyo balaadhinta Oo loo daayo Wasaaradda Biyaha
Hargeysa July 15,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Axmed Cilmi Dhoolayare oo hore u ahaa wasiir ka tirsan dawladii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ayaa madaxweynaha Somaliland u jeediyay in uu kala diro guddida Fashilantay ee Balaarinta Biyo gelinta Hargeysa. Wasiirka ayaa qoraalka uu soojeedintan ku yiri: “Waxaan qalinka u qaatay,inaan ka hadlo arrin beryahan dambe soo noq noqonaysay,warkeeduna aad looga…
