Webmaster

    Degmooyinka Boorama & Gabilay oo Wada Yeeshay Kulan Ku Wajahan inay Is Taageeraan

    Boorama 02.June 2014 (SDN/QJ)- Xoghayayaasha degmooyinka Boorama iyo Gabilay oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan golayaasha degeenka ee labadaas degmo ayaa  kulan ku yeeshay magaalada Gabilay, waxanauu kulankani qabsoomay ka dib markii xoghayaha Degmada Boorama Xasan Yuusuf Riiraash oo uu weheliyo Xil. Cabdiwahaab Bashiir ay tageen Magaalada Gabilay oo uu ku casuumay xoghayaha Degmada Gebilay…

    Read More

      Madaxweynaha Somaliland oo Hada Hargaysa ka Furaya Mashruuca Laga Dhaliyo Tamarta Dabaysha

      Hargaysa 02.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalialand Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray Mashruuc Laydhka Dabaysha laga dhaliyo ah (Wind Power) kaasoo Madaarka Hargeysa iyo xaafadda Masalaha siin doona Koronto ku filan oo jaban. Mashruucan oo socday in muddo ah waxa iska kaashaday wasaaradda Macdanta iyo Tamarta iyo wasaaradda Duulista waxaana Maal-geliyey…

      Read More

        Muxuu Taliye Fadal ka Yidhi Qaraxii 3aad ee Hargaysa ka Dhacay

        Hargeysa 02.June 2014 (SDN/QJ)-  Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ka hadlay caagadii saddexaad ee shaani ah oo galabta lagu qarxiyay  agagaarka Dhismaha Maktabadda Masaarida oo ku taalla duleedka Barri xarunta Madaxtooyadda Somaliland. Taliyaha Ciidanka Boolisku waxa uu sheegay in walaxda qaraxday loo qabtay laba nin oo baadhis kala duwan ay…

        Read More

          US warns of possible terror attack in Ethiopia

          ADDIS ABABA – The US Embassy in Addis Ababa urged American citizens residing or traveling to Ethiopia to exercise caution over a possible attack by a Somali terrorist group. The safety advisory the embassy said was issued due to threat from Al-Shabaab against Ethiopia and western interests in Ethiopia. Citing to multiple and ongoing credible…

          Read More

            Haweenaydii Diinta Islaamka Ka Baxday Dalka Suudaan Oo La Filayo In Dhawaan La Sii Dayn Doono

            Khartoum:June,02,2014(SDN/QJ)-Waxa lagu wadaa in dhawaan la sii daayo Haweenay u dhalatay Dalka suudaan oo ka baxday Diinta islaamka, isla-markaana Guursatay Nin aaminsan Diin aan midda islaamka ahayn.  Sida uu sheegay Cabdilaahi A. Rasaaq oo ah sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sudan, waxana lagu wadaa in dhawaan la sii daayo Haweenayda Magaceeda la yidhaahdo…

            Read More

              Axsaabta reer Falastiin ee Xamaas iyo Fataax oo Dawlad wadag ah dhisaya iyo Israel oo afka labadii yeedhay

              Gaza June 02,2014(SDN/QJ)-Axsaabta Xamaas iyo Fatax ee dalka Falastiin ayaa goaansaday in ay wada jir ugu dhawaaqaan dawlad KMG ah oo labada dhan ka kooban. Labada dhan ayaa heshiis nabadeed oo reer galbeedku ka cabaadeen gaaray bishii April ee ina dhaafatay. Xamaas ayaa ka dib kolkii ay ku guuleeysatay inta badan xubnaha baarlamaanka Falastiin waxa…

              Read More

                Booliskii Ugu Badnaa Abid Oo Xalay La Soo Dhoobay Badhtamaha Caasimadda Iyo Qaybo Cusub Oo Lagu Dhex Arkay

                Hargeysa:June,02,2014(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Hargeysa la soo dhoobay Ciidankii Booliska ahaa ee abid lagu arko caasimadda, kuwaas oo la arkay inyar kadib qaraxii saddexaad oo xalay ka dhacay Agagaarka Madaxtooyada.  Ciidamada xalay la dhoobay waddooyinka kala duwan ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa ayaa ahaa qaar si weyn u feejigan, kuna qalabaysan noocyada kala duwan ee gaadiidkooda,…

                Read More

                  Waji-ku-macaashkii Daahir Rayaale Ku Jabay Oo ay Markale ay Miciinsatay Xukuumadda Siilaanyo iyo Suuqa Dadka Xirfaddaas Yaqaanna Oo Xaammi ah

                  Hargeysa:June,02,2014(SDN/QJ)-Tan iyo Intii khilaafka Kulmiye Dalka ka Bilaabmay, waxa si weyn looga Dareemayaa Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland Nidaam aan  muddooyinkii dambbe la arag oo Waji-ku-macaash la yidhaadho kaas oo ay caan ku ahayd xukuumaddii Kulmiye ka horraysay ee Udub. Nidaamkana ayey Udub Bilowday markii ay sii dhacaysay ee ay shacabkii iska soo taageen, waxana ay…

                  Read More

                    Xisbiyaga Mareykanka oo ku kala qeybsamay heshiis AAskari Mareykan ah lagu bedeshay shan Taliban ah

                    Washington June 02,2014(SDN/QJ)-Xisbiyada dalka Mareykanka ayaa ku kala qeybsamay heshiis ay Talibaanku ku sii daayeen askari Mareykan ah oo ay mudo heysteen ka dib kolkii iyaga xabsiga Guantanimo Bay looga sii daayay afar ka mid ah Talibaanka galay gacanta Mareykanka. Sgt Bowe Bergdahl oo 28 jir ah ayaa Mareykanka loo celiyay maalinamadii Sabtida. Xisbiga Jamhuuriga…

                    Read More

                      Garabka Muuse Biixi Oo Xalay Soo Saaray War Kale Oo Sii Fogayn Kara Xalka Khilaafka Xisbiga Ka Dhex Taagan

                      Hargeysa:June,02,2014(SDN/QJ)-Garabka Xisbiga Kulmiye ee uu Hoggaamiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Go’aankii Guddida Diiwaangelinta Urrurada siyaasiga ah iyo ansaxinta Asxaabta qaranku ku meel mariyeen Go’aanadii kala jabiyey ee Xisbiga ee Guddidii Shirweynuhu soo saareen.  Guddoomiyaha Xisbiga Muuse Biixi ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray uga Digay Guddidan Diiwaangelinta inay…

                      Read More

                        Three wounded in north-east Kenya grenade attack

                        A grenade attack at a garage in the eastern Kenyan town of Garissa left three people wounded, a local police chief has said. Two to three young men flung the grenade into the workshop, wounding three mechanics, before fleeing, Garissa county police chief Charles Kinyua said yesterday. The motive for the attack, which took place…

                        Read More

                          UK asylum seeker claims harrowing deportation

                          London, United Kingdom – A Somali man forcibly returned to Mogadishu from the UK under a controversial new scheme to send home failed asylum seekers has described how he was punched and kicked by the British guards who accompanied him, and left him bleeding in a cell after having a tooth knocked out. The man, who…

                          Read More

                            Khilaafka Xisbiga Kulmiye Astaan Muujinaysa Xisbi Ku Fashilmay Hogaamintii Dalka,Taaba Galintii Dimuqraadiyada iyo Himiladii Fogayd ee Shacbiga

                            Mudo haatani laga joogo 23aad Somaliland waxa ay ku naaloonaysay nabad galyo marka laga reebo waqtiyo kooban oo dalku soo maray dagaalo sokeeyo oo laga dhaxlay dhibaato xoogan iyo burbur laxaadleh balse tan iyo wixii ka danbeeyay waqtigii loo gudbay nidaamka dimuqraadiga ah ee axsaabta badan Xisbiga haatan talada Somaliland gacanta ku haya ee kulmiye…

                            Read More

                              Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey horumarka Dowladda

                              Mogadishu, June 1, 2014(SDN/QJ)–Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka dowladda ee usbuucii hore. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Weerarkii iyo Qaraxii Baarlamaanka, arrimaha beeraha, sharciga Isgaarsiinta, horumarka dhanka xaquuqul Insaanka, magacaabistii guddiga madaxabannaan ee Dib u eegista Dastuurka, iyo horumarka…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh. “Dalkeennu anagu ayuu dhismo naga sugayaa, haddaan anagu wax-qabsan​o ayey Aduunyadu na kaalmeyn kartaa”

                                Mogadishu, June 01, 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dhagax-dhigay Xaruntii hore Maamulka Goboka Banaadir (Ufficio Governo). Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Wasiirka Gaashaandhigga, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, masuuliyiin Dowladda ka tirsan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa ka qeyb galay xaflad lagu daah furayey mashruuc…

                                Read More