Webmaster

    Dalkii iyo Dadkii Reer Somaliland Oo Lagu Mashquuliyey Musharraxnimada Madaxweynaha iyo Lacagihii Ugu Badnaa Oo Lagu Bixinayo Buun-Buuninta wararkiisa

    Hargeysa:June,04,2014(SDN/QJ)-Dhammaanba Shacabka Somaliland eek u dhaqan dalka dibaddiisa iyo Gudihiisa, waxa dhegahooda ka batay oo lagu Mashquuliyey Musharraxnimada Madaxweyne Siilaanyo oo madaxtooyadu si weyn ugu Guntatay inay Dadka maskaxdooda ku shaambadayso. Arrinta Musharraxnimada madaxweyne Siilaanyo waxa shaqo looga dhigay Warbaahinta Dawladda, iyadoo inta badan aanad warbaahintaas wax war ah oo kale ku arkyanin tan iyo…

    Read More

      Saraakill Sar sare oo ka tirsan ciidamada Nigeria oo lagu helay denbiyo la xiriira in ay hubeeyeen Boko Xaaraam

      Abuja June 04, 2014(SDN/QJ)-Saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada dalka Nigeria ayaa maxkamadi ku soo oogtay in ay hubeeyeeb kooxda axagjirka ah ee Boko Xaraam. Saxaafada dalkaas ayaa shaacisay in toban general iyo shan kale oo ah saraakiil sare oo ciidamadaa ka tirsan ayaa maxkamadu dacwadooda dhegeysatay isla markaana ku heshay denbi ahaa hubeynta Boko…

      Read More

        Madaxweynaha Mareykanka Obaama oo Soomaaliya u soo magacaabaya Safiir,Halkeese xaruntiisu noqon doontaa?

        Washington June 04, 2014(SDN/QJ)-Madaxaweynaha dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa markii u horeysay 20 sanadood in uu Soomaaliya u soo magacaabo safiir. Sidaa waxa ay saxaafadu ka soo xigatay Ku-xigeenka Xoghayaha  Arrimaha dibedda  Wendy Sherman  oo xogtaasi shaacisay mar ay khudad  jeedineysay. Sherman ayaa sheegtay in haatan ay muuqato in xaalada Soomaalida ay ka soo hagaageyso…

        Read More

          FBI: Somalis leaving Minnesota to fight in Syria

          MINNEAPOLIS (KMSP) -The FBI says more Somali travelers have left Minnesota, possibly to fight against the regime of President Bashar Assad in Syria. Investigators believe those who left Minnesota were motivated by radical ideology, not nationalism. SOURCE: 12 MINNESOTA SOMALIS HAVE LEFT FOR SYRIA The FBI has not specified how many people are believed to…

          Read More

            Scholars Deaths Spark Kenya Muslims Anger .

            MANDERA – Scores of angry Kenyan Muslim youth have protested the killing of two Muslim scholars in the north eastern province of Mandera at the Somali borders at the hands of security forces over allegations of being affiliated to militant group Al-Shabaab. “The protest was quelled by police,” Abdullahi Alas, a local resident, told Anadolu…

            Read More

              MAAMUL-TAKOORKA G. HIRAAN WAA IN LAGA DHIIDHIYO

              Gobolkan oo ka mida siddeeddii Gobol ee lagu assaassay Qaran Somaaliyeed oo xora, kaalinta afaraadna ka geli jiray tirade cod-bixinta doorashooyinkii 64tii iyo 69kii, waxa uu dhacaa bartamaha, oo muhiima u ah isku-xirka Gobollada koofureed iyo waqooyi, iyadoo dadka ku noolna lagu qiyaasay 1.5-2 Milyan, sida ku cad warbixinnada UNDP-Somalia. Waa Gobol Alle ku galladeystay…

              Read More

                Ilaahayaw HAA iyo MAYA afkayaga mar ha ka wada yeedhsiin Qabaw waxa lagaaga fadhiyaa qaadhaanki​i tolka aad ka urursatay iyo maxkamadii Siiranayo

                Hore ayaa loo yidhi ninkii noolay maxaa aragti ku laaban. Muddo aan sii fogayn ayaa siyaasi isku sheega qabaw idicaad iyo telefishan kaste ka muuqday isagoo ku goodinaya waxaan maxkamad gaynayaa Siraanyo iyadoo u sabab u  yahay dhiiga daadatay dalka bari iyo galbeedkiisa ka dib doorashadii macmalka ahayd ee ka dhacday Somaliland. Iyadoo aan la…

                Read More

                  Madaxweyna​ha Soomaaliya oo ka qeyb galay sannad-guu​radii Kowaad ee UNSOM

                  Muqdisho June 04, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta maamuusay sanad-guuradii koobaad ee ka soo wareegtay shaqada Erada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), wuxuuna guddoomay oggolaanshaha idan ee uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu cusbooneysiiyey UNSOM sanad kale. Madaxweynuhu waxa uu amaanay shaqada Qaramada Midoobay iyo hoggaaminta Ergeyga Gaarka ah ee…

                  Read More

                    R.W Cabdiwali ”marna hawlaha aan qaranka u hayno u joojin mayno farriimaha gurracan ee ay nabad diidku soo dirayaan”

                    Muqdisho June 04, 2014(SDN/QJ)-HADAL JEEDINTA RA’IISUL WASAARE CABDIWELI SH. MAXAMED, KA DIB WEERARKII FULAYNIMADA AHAA EE KOOXDA AL- SHABAAB KU SOO QAADEEN BARLAMAANKA SOOMAALIYEED. Mudane Madaxweyne Mudane Gudoomiye, Xildhibaanasharaftaleh, Warbaahinta iyo dhammaan marti sharafta kale, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf ii ah in aan mar sadexaad hortiina soo istaago anigoo maanta xambaarsan dareen ka duwan…

                    Read More

                      Wasiirka Warfaafinta oo Marti-geliyey xafladda Sanadguurada Kowaad ee UNSOM

                      Mogadishu June 04, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow ayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta ku martigeliyey xafladda sanadguurada 1aad ee UNSOM, una mahadceliyey Mr. Nicholas Kay, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Somalia oo si hagar-la’aan ah u taageera Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed, si dalka loo gaarsiiyo amni iyo kala danbeyn buuxda. Ka soo…

                      Read More

                        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                        Hargaysa June 03 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                        Read More

                          Saaxiibaday Waxaan Leeyahay Xaq ayaad u Leedihiin inaad Tartantaan Laakiinse inaad Amaanka KhalKhalisaan Cidina Idinka Yeeli Mayso” Suldaan Axmed Bade DAAWO .

                          Hargaysa 03.June 2014 (SDN)- Suldaan Axmed Bade Gude oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Hargaysa iyo Salaxley oo ka Hadlayay Kulan Xubno Beeshiisa ahi ay kaga hadlayeen Xaalada Guud ee Amaanka Caasimada ayaa ka hadlay Damaca kala Irdheeyay Madaxda Xisbiga Kulmiye una qaybiyay labada garab ee haatan lagu kala dhex jiro. Suldaan Axmed Waxa uu…

                          Read More

                            Sidee looga Faa’iidaysanayayaa Mashruuca Dabka Laydh Tiriiga ah looga dhalinayo? Wasiirka Macdanta {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 03,June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Dr Xuseen Cabdi Cali oo Hadal ka Jeediyay Madal uu Madaxweyne Siilaanyo Maalintii Shalay Xadhiga Kaga Jaray mashruuc balaadhan oo dabka laydh-Tiriiga ee hawada laga dhaliyo ah, kaasoo ay curisay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland. Wasiirka ayaa Tilmaan ka bixiyay Qaabka looga faa’iidaysanayo…

                            Read More

                              Cheif Caaqil Rashiid M.Jaanbiir oo Tilmaan ka Bixiyay Sida ay Qaraxyada Hargaysa Saamaynta ugu Yeelatay Nabadgalyada DAAWO

                              Hargaysa 03.June 2014 (SDN)- Cheif Caaqil Rashiid Maxamed Jaanbiir oo Ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex Waxa uu Sheegay in Nabadgalyada Caasimada Cidkasta oo Khal Khal Gelinaysa inaanay u dul qaadan doonin . Cheif Caaqilkani Waxa uu Xukuumada u soo Jeediyay In looga baahan yahay sidii ay u Gudan lahayd doorkeeda kaga aadan…

                              Read More

                                Ilaa Afartan Qof oo Dhaawacyo ka Soo Gaadheen Dab ka Kacay Kaalin Shiidaal oo Magaalada Laascaanod ah

                                Laascaanood 03.June 2014 (SDN/QJ|)-Ku dhowaad dad gaaraya afartan ayaa dhaawac kasoo gaadhay dab  ka kacay kaalin shidaal oo ku taala magalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool. Kaalintan shidaal ee dabku ka kacay ayaa ku taala bartamaha magalada sida la sheegay dabka ayaa ka dhashay Fuusto shidaal ah oo markii danbe wada saamaysay goobta iyo goobaha…

                                Read More