Mid ka mid ah Safiirrada Somalia U Fadhiya Dalalka Yurub Oo ay Dul Hoganayso Fadeexad uu Fiisayaal Ku Iibsaday iyo Baaq loo Jeediyey Dawladda
Geneva:June,03,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya warar ceeb ku ah sumcadda iyo karaamada Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud oo la xidhiidha Fiiyaal si gaar ah loo iibsaday, isada ay qorayaa warbaahinta reer Galbeedku. Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya waddanka Switzerland Yuusuf Maxamed Ismaaciil (Baribari) ayaa lagu eedeeyey inuu lug weyn ku lee yahay arrimo la xidhiidha fiisooyin la kala…
