Webmaster

    Somalian asylum seeker deported despite terror threat

    A Somalian asylum seeker faces “imminent” deportation by the UK government, despite threats from terrorists to murder him on his return. Anis (not his real name) told Politics.co.uk that he is in a state of “mental torture” as he contemplates his forced return to Mogadishu. “The situation is very bad. I’m in a state of…

    Read More

      Yaa Hogaamin Kara Somaliland

      Waa weydiin in badan oo bulshadeena ka mid ah ka dhex guuxaysa, se lagu kala gadisan yahay iyada oo cid kastaaba ay ka eegayso dhanka ay u badinayso in ay noqon karto, waxan ugu badan in lagu eego muraayada qabiilka, waayo taas baa ugu badan, uguna culays badan, se dhanka aan rabo in aan anigu…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Madaxweynaha Somaliland oo Cagta Saaray Dariiq uu Ku dhaliili Jiray Xukunkii Daahir Rayaale

          Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa Digreeto uu Maanta soo Saaray Waxa uu ku Magacaabay Laba Degmo oo Cusub kuwaas oo ku Biiraya Degmooyinkii Hore ee aan la Kala Xadayn . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo Sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2501/052014 ku magacaabay laba Degmo oo Cusub. Warsaxaafadeed uu…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kulmay Jaaliyada Somaliland ee Sheffield Iyo arrimo ay ka wada hadleen Daawo

            Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Sheffield kuwaas oo Kaalin Weyn ka Qaatay Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka ee Magaaladaasi dhawaan u fidiyeen Somaliland. Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Sheffield ayaa madaxwaynaha uga warbixiyay mudadii uu qaatay Aqoonsigii…

            Read More

              Laba Todobaad Gudahood oo ay Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ku soo Biireen Laba Xildhibaan oo Kayd ahaa

              Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Maxakamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta Xilka Xildhibaanimo u dhaarisay Mubaariga Cabdi Malaw oo ka mid noqday Golaha degaanka Hargeysa. Xildhibaan Mubaarig ayaa buuxinaya Jago uu ka baxay Alle ha u Naxariistee Marxuum Deeq Ducaale oo 18-kii May ku geeriyooday Hargeysa. Xubintan Cusub ayaa ka soo Baxay Urur Siyaasadeedkii Hadhay ee Xaqsoor…

              Read More

                Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn oo Cod dheer kula hadlay Somaliland,Dhaliilna u Jeediyay Hanaanka Garsoor ee dalka

                Addis Ababa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Hay’adda Ilaalisa Xuquuqda Saxaafadda ee aan Xuduuuda(Reporters without Borders) ayaa Xukumadda Somaliland ugu baaqday inay sii dayso Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf, Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftirihiisa Axmed Cali Cige. Warbixin Hay’addu soo saartay Isniintii ayaa lagu cabaareeyay waxay ugu yeedheen Dacwado Xaqdarro ah oo lagu Oogay Gudoomiyaha Haatuf iyo Tifaftirihiisa qaybta…

                Read More

                  Garnaqsiga Madaxweyne Siilaanyo iyo Dhanbaal uu u diray Midowga Africa “ Yaa Hor taagan Aqoonsiga Somaliland Raacdada ugu Jirto

                  Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tilmaamay in meesha kaliya ee Citiraafka Somaliland hor taagani tahay Africa. Waxa uu Madaxweynuhu Sabtidii oo ku beegnayd Maalin ka hor Xuska 18-ka May Qoraal Gar-naqsi ah u gudbiyey Midawga Africa(AU). Waxa uu qoraalkaasi oo qaar ka mida Warbaahinta Caalamiga ahi baahisay Ciwaan uga dhigay…

                  Read More

                    Wefdi Sare oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Canada yimi iyo Aamusnaanta saxaafada Somaliland(SAWIRO)

                    Toronto May 21,2014(SDN/QJ)-Waxa dalka Canada Soogaaray wefdi balaaran oo uu hogaaminayaan wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gollaha Wakiilada Md Baashe Maxamuud cade. Wediga ayaa sidoo kale waxa weheliyay Xildhibaan Cali Gebiley iyo xubno ka mid ah warbaahinta Qaranka. Wefdiga ayaa waxa dalka Canada ku soo dhaweeyay madax…

                    Read More

                      Dagaal Xooggan Oo Degmada Yaaqshiid ku Dhex Maray Shabaabka iyo Ciidanka Dawladda

                      Muqdisho:May,21,2014(SDN/QJ)-Iska hor-imaad Xooggan ayaa Habeenkii xalay Magaalada Muqdisho ku dhex maray Xoogaga Al-shabaab iyo ciidamda ASIMOS iyo kuwa Dawladda Federalka oo isku dhinac ah. Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay degmada Yaaqshiid iyadoo dagaalkaas ay soo qaadeen ciidanka ka tirsan Shabaab kuwaas oo badhtilmaameedkooda uu ahaa Saldhiga Yaaqshiid balse ciidamo meel u dhaw saldhiga fadhiisimo…

                      Read More

                        Ciidamada Badda Talyaaniga Oo Badbaadiyey Boqolaal Tahriibayaal Cusub Oo Halis ugu jirey inay Dhintaan

                        Lambadusa:May,21,2014(SDAN/QJ)-Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa sidii caadadu ahayd133 caruur ah  kamid ahaa 500 oo muhaajiriin African ah  Ka Badbaadiyey Dooni ay saarnaayeen Badda Medittaniean Ka Badbaadiyey Halis Nololeed oo ay ku jireen. Saraakiisha ciidamada badda dowlada Talyaaniga ayaa sheegay in hawada oo aad u xumeyd ay ku adkaatay in dadka ay dhaqso badbaadiyeen, kuwaasi oo la…

                        Read More

                          24-Kii Saac ee ina Dhaafay Oo Saddex Marxuum Lagu Dilay Deegaanka Maygaagle, Maydad La Kala Qafaashay iyo Xukuumadda Oo Daawanysa

                          Qorilugud:May,21,2014(SDN/QJ)-Waxa faraha ka sii Baxaysa Xaaladda Deegaanka Qorulugud iyo Buuhoodle, iyadoo ay Dilal cusub ka dhaceen muddadii 24-ka Saacadood ee ina dhaafay. Habeen hore waxa deegaanka Qoriley ka dhacay dilka Laba Nin oo labada dhinac ka soo kala jeeda, iyadoo Maydka Labadaas Marxuun-na la geeyey Deegaanka Buuhoodle. Sidoo kale waxa Shalay Casarkii gaabnaa  dil loogu…

                          Read More

                            “Xaaladda Somaliland marka la eego waxay toos ugu xidhan tahay Ethiopia oo iyagaa gacal u ah, sidii uu Faysal cali waraabe sheegay,” sheikh Xasan Daahir.

                            Muqdisho:May,21,2014(SDN/QJ)-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Muddo dheer gacanta ugu jira Dawladda Xasan sheikh ayaa maalintii ururka SYL, waxa uu farriin uu ku guubaabinayo u diray dhallinyarada somaliyeed. Sheekh xasan ayaa ururka Al-shabaab oo uu hore xubin uga  ahaan jirey iyo maamullada badan ee Somalia ka jira ku tilmaamay kuwo kala qaybinaya shacabka somaliyeed. Waxa uu…

                            Read More

                              Guddoomiye Muungaab Oo Qoys Somaliyeed Gacantooda Ku Soo Celiyey Aqalkoodii Oo Muddo 23-sano ah Xoog Loogaga Haystay

                                Muqdisho:May,21,2014(SDN/QJ)-Muddo Kooban ka dib markii uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ku dhawaqaaday In ay bilaabatay xiligii la isu celin lahaa hantida Maguurtada ah ee la kala haysto ayaa waxaa dib gurigeeda u heshay Hooyo Soomaaliyeed oo mudo 23 sano Xoog lagaga haystay. Amarkan kasoo baxay Guddoomiyaha…

                              Read More

                                Somtel iyo Alcatel-Lucent oo isu baheystay in ay 4G Soomaaliya gaarsiiyaan

                                Nairobi May 21,2014(SDN/QJ)-Shirkadaha Isgaarsiinta ee Somtel iyo Alcatel-Lucent  ayaa heshiis ku gaaray in ay macaamiishooda u soo gudbiyaan adeega 4G. Labada Shirkadood oo heshiiska ku kala sexeexday magaalada Nairobi ayaa sheegay in xiriirka LYE iyo adeega 4G ay la beegsanayaan macaamiishooda dhalinyarada ah. Adeegyadan cusub ayaa gacan ka geysanaya sidii xogta Data-da si fudud loogu…

                                Read More

                                  Xafiiska Xidhiidhka Jaalliyadaha JSL wuxu ku hambalyaynayaa Jaalliyadaha Somaliland ee Caalamka Sida ay Uga Qaybqaateen Xuska Munaasibadda 18 May 2014

                                  Hargeysa May21,2014(SDN/QJ)-Jaalliyadaha Somaliland ee Wadamada Caalamku waxay kaalin mug leh kaga jiraan qadiyadda madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliland iyagoo markasta iyo meelkasta oo ay dunida ka joogaan shucuur wadaninimo iyo dareen mid ah la wadaaga Shacabkooda Somaliland. Jaalliyadaha Somaliland waxay si laab leh uga oogeen xuska sannadguurada 23-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada…

                                  Read More