Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo lakulmay Madaxa Hay’adda Kaalmada ingiriiska ee Soomaaliya
Garoowe May 21,2014(SDN/QJ)-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda Kaalmada ingiriiska ee Soomaaliya Mr Phil Evans iyo ku xigeenkiisa Haweenayda lagu magacaabo Mrs Rebeeca Tevzeone . Madaxwayne Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa masuuliyiinta Hay’addaasi kala hadlay sidii ay Puntland uga…
