Webmaster

    Roobab Jawi Deggen Ku Da’aya Oo Saaka Caasimadda Hargeysa Geliyey Maalin Saddexaad Oo Fasax ah

    Hargeysa:May,20,2014(SDN/QJ)-Waxa ilaa iyo Salaaddii subax ee Saaka Caasimadda Hargeysa ku Hooraya Roobab  si wanaagsan loogu diirsaday oo jawi Haboon ku da’aya, kaas oo shacabka ku Khasbay inay Guryahooda ku Ekaadaan. Roobka Saaka caasimadda ka Day’aya ayaa ah mid  aan dabaylo iyo dhibaato kale midna lahayn, isla-markaana ku daya hab deggen oo aan cabsi iyo baqdin…

    Read More

      Xukuumadda Oo Isku Koobtay Xuska Qaran Ee 18-ka May iyo Mucaaridka Oo Looga Dhaartay Madalaha La Isku Arko

        Hargeysa:May,20,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ee uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, ayaa munaasibadda 18-ka May ka dhigtay mid iyada Gaar u ah, isla-markaana Meesha ka Saartay Doorkii Mucaaridka iyo Ururrada kale ee Bulshadu ku lahaayeen Maalinta Gebi ahaanba shacabka reer Somaliland ka wada Dhaxaysa. Xukuumadda ayaa si cad oo muuqaga iskugu koobtay Goob kasta oo xuska…

      Read More

      Delivering life-saving community healthcare services in fragile states

      Internal conflict spanning more than two decades has resulted in the disintegration of Somalia’s infrastructure and significantly weakened the government’s capacity to respond to the basic needs of the population, such as access to clean water and appropriate sanitation facilities, adequate healthcare and effective security services. Delivery of key services to prevent maternal and child…

      Read More

        Aqalka looga taliyo Ruushka oo shaaciyay in Madaxweyne Putin amray in ciidamadiisu ka soo baxaan dalka deriska la ah ee Ukraine & Jawaabta NATO iyo Maraykanku ka bixiyeen

        Moscow 19, May 2014 (SDN/Reuters) – Aqalka looga taliyo dalka Ruushka ee Kremlin ayaa Isniinta ayaa shaaciyay in Isniinta maanta uu Madaxweyne Vladimir Putin amar ku bixiyay in ciidamada Ruushka ee ku sugan meelaha ku dhow dalka Ukraine inay dib ugu laabtaan fadhiisimadooda. Inkastoo dawladda Ruushku sidaa shaacisay, haddana isbahaysiga NATO iyo dawladda Maraykanku waxay…

        Read More

          Xildhibaanada Golaha Deeganka Bristol Hibaaq Jamac oo Niyad jab ka muujisay xukumada Somaliland iyo xafladii 18May oo aan lagu xusin Deganka Bristol

          london18May14(SDN)Xildhibaanada Golaha Deeganka ee Bristol Hibaaq Jamac aya niyad jab ka qaday munasabadii calanka lagu saray Deeganka Bristol oo anay xukumadu ka soo qayb galin iyo xafladii 18May14 ee london lagu qabtay oo xukumadu haba yaratee anay xusin magaceeda iyada oo wasiirka arimaha dibada uu ku sugnaa iyo wafdigii reer somaliland waxay hibaaq ay ka…

          Read More

            Afhayeenka iyo Baarlamaan​ku: Ha Xasuusiyee​n Madaxwayna​ha In Dastuurku Ahayn ‘La Joojiyo Banaan, La Jiifiyo Banaan’

            Waxaa bishu markay ahayd May 7deedi iyo 8deedi, 20014, ku soo baxay labo qoraal oo isdabajoog ah oo aad isdhahayso waa dhoolotus muujinaaya in Madaxwaynahu musharax u yahay ama rajo ka qabo in mar kale la doorto, waa marka ay dhacdo doorashada 2016 (waa ninkuu ALLAH) gaarsiiyo. Labdaas qoraal oo kusoo baxay Radio Muqdisho, waxaa…

            Read More

              Obsolete laws used to persecute two detained journalists

              Reporters Without Borders condemns the unfairness of the proceedings to which Yusuf Abdi Gabobe, the owner and founder of the newspaper Haatuf, and Ahmed Ali Egeh, the editor of its Somali-language version, are being subjected in Hargeisa, the capital of the breakaway northwestern territory of Somaliland. Gabobe and Egeh have been held since 10 May,…

              Read More

                DAAWO:Guddoomiyaha madax dhaqameedka Soomaaliya Suldaan C/Casiis Cumar Daad oo ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland

                Hargeysa May 19,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha madaxdhaqameedka Soomaaliya Suldaan C/Casiis Cumar Daad oo labadii todobaad ee u danbeeyay ku sugnaa Jamhuuriyada Somaliland ayaa xalay ku dhawaaqay in madax dhaqameedka Soomaaliyeed ay dunida u sheegeen in ay ictiraafkii Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Suldaan C/Casiis Cumar Daad oo ku hadlayay magaca madax dhaqameedka Soomaaliya ka gudoomay…

                Read More

                  Waa kuma Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada? (QORMO)

                  Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida waxaa dhawaan loo doortay Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo Korneyl Cumdda lagu naaneyso, waxaana la sheegay inuu yahay Sarkaal in Muddo ah kasoo shaqeeynayay Howlaha Ciidamada, waana Aqoonyahan Khibrad iyo Barashaba ka heysta Siyaasadda iyo Sharciga.   Waxaan Qormadan ku qaadaa-dhigeynaa Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida…

                  Read More

                    Muxuu ku Yidhi Wasiir Cukuse Curdin-dhadhinta ay Xukuumaddiisu ku Hayso Xorriyatul-qawlka?

                    London:May,19,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo haatan ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa ka         hadlay Hab-dhaqanka  xukuumaddiisu kula dhaqanto saxaafadda Madaxa Bannaan ee Dalka ka jirta. Wasiir Cukuse oo la Hadlayey Idaacadda VOA-da, ayaa ku Andacooday inay xidhiidh wanaagsan la leeyihiin Saxaafadda Madaxa Bannaan, isagoo iska indho tiray Tallaabooyinka…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Madaxdhaqameedkii Soomaaliya ee Hargeysa booqanayay oo ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland

                      Hargeysa May 19,2014(SDN/QJ)-Madaxdhaqameedka Soomaaliyeed ee lagu casuumay ka qeybgalka sanad guuradii 23aad ee ka soo wareegtay dib ula noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa manta shaaciyay in ay ictiraafeen Jamhuuriyada Somaliland. Odey dhaqameedka Soomaaliya ayaa mudo laba todobaad ah ku sugnaa dalka Jamhuuriyada Somaliland waxaaney sheegeen in ay ku qanceeen nidaamka dawladeed ee Somaliland.    

                      Read More

                        Ku-xigeenkii Guddoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Bay Oo Xalay La Dilay

                        Bardaale:May,19,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno Deegaanka Bardaale, waxa Habeenkii xalay ay koox Hubaysani Halkaas ku dishay Guddoomiye-ku-xigeenkii Degmada Bardaale Idiris Gacamay. Idiris Gacamay ayaa la sheegayaa inay Koox baastoolado ku Hubaysani Xalay ku khaarajiyeen Degmadaasi. Maxamuud Cali Shire oo ka mid ah Maamulka Degmada Bardaale ayaa Warbaahinta u sheegay in Gudoomiye Xigeenka Degmada…

                        Read More

                          DAAWO“waar meesha Habar-jeclo, Habar-yoonin iyo Habar Awal Inaguma Soo Duuline Maamul Baa inagu soo Duulay, sida Qudha ……”Cali Khaliif

                          Kala-baydh:May,19,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Dibad-wareegga ah ee Fad-qalalada ka wada Bariga Somaliland, ayaa mar kale ku celiyey in Dhibaato iyo dagaal laga bilaabo deegaanada Bariga Somaliland. Cali Khaliif ayaa maalintii shalay isagoo ku sugan deegaanka Kala-baydh ee Dhinaca Bariga kaga Beegan Demgmada Lascaanood, ayaa shacabka Goobahaas deggen ku Guubaabiyey inay dagaal la galaan ciidamada qaranka Somaliland oo Goobahaas…

                          Read More

                            Wasiir Xirsi Oo Ka Hadlay Joogitaanka Cali Khaliif ee Bariga Somaliland Iyo Wada-hadalladii Muqdisho iyo Hargeysa

                            Washington:May,19,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Xiris Cali Xaaji Xasan oo Safar ku maraya          Dalka Maraykanka ayaa ka hadlay Qaddiyadda ka jirta Somaliland iyo sida ay shacabka reer Somaliland iskugu tashadeen sidii ay dalkooda wax ugu qaban lahaayeen. Wasiir Xirsi oo u warramayey Idaacadda  BBC-da,  ayaa sheegay in Gebi ahaanba ay Somaliland Degmooyinkeeda iyo Gobolladeeda gacanta ku Hayso,…

                            Read More