Webmaster

Nin Mudo 14 Sano ah u Xidhnaa Dembiyo Aanu Gelin & Magdhowga laga siiyey Xadhigiisa

China 10. August 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla Shiinaha ayaa 1.3 Milyan oo doolar magd-how ahaan  usiisay afar qof oo horey si khalad ah loogu eedeeyey in ay dil gaysteen. 2003-dii, ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, iyaga oo loo haysto dilka nin Tukaan lahaa isla-markaana ay kufsadeen xaaskiisii. Muddo kadib ayaa xukunkaas laga khafiifiyay…

Read More

Ilmahaaga yar oo inta Caadiga ah ka Fariidnimo bataa Waa Calaamad Muujinaysa intuu Cimrigiisu gaadhsiisan yahay

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhayaal u dhashay dalka Maraykanka ayaa daraasad ay dhowaan sameeyeen ku ogaaday in haddii ilmaha oo da’ yar laga dareemo fariidnimo inta laga filanayey ka sarraysa, ay tahay bushaaro muujinaysa in uu ka cimri dheer yahay carruurta la midka ah ee fariidnimada yar.   Cilmibaadhistan cusub ayaa muujisay in fariidnimada…

Read More

Cunfiga Ka Taagan Dalalka Bariga Dhexe Oo Saamayn Ku Yeeshay  Hab-Dhaqanka Iyo Qaab Nololeedka  Ragga U Dhashay !

London 10. August 2017 (SDN/QJ):- Dagaalada iyo dhibaatooyinka ka taagan Dalalka Bariga Dhexe ayaa ah kuwo had iyo jeer kor u sii kacaya, haddaba deraasad dhawaan laga sameeyay dalalkaasi ayaa waxa lagu cadeeyay in saamaynta uu Cunfiga ka taagan Dalalkaasi ku yeeshay Dadka ku dhaqan uu kor u sii kacayo, gaar ahaana Ragga waxaana la…

Read More

Maraykanka oo 120 Gaadhi oo Shixnad Hub ah u Diray Ciidanka Mucaaridka ku ah Dawlada Suuriya

Washington 10. August 2017 (SDN/QJ):- Dawlada maraykanka ayaa 120 gaadhi oo xamuul ah oo sida shixnado hub ah oo kala duwan waxa ay u dirtay ciidanka Dimuqraadiyiinta mucaaradka Suuriya ee ay Maraykanku taageeraan, kuwaas oo ay iska kaashanayaan sidii jabhada daacish looga saari lahaa Magaalada raqqa ee dalkaasi Suuriya. Kolonyadan gawaadhida ah ee hubka sida…

Read More

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Oog iyo Widh Widh ee Gobolka Sool & Nuxurka Kulan uu la Qaatay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh SAWIRO

Sool 09. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maanta si Balaadhan loogu soo dhaweeyay Deegaanka OOG Ee Gobolka Sool Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe . Murashaxa ayaa soo dhawayn aad u balaadhan kala kulmay shacabka Deegaankaasi, kuwaas oo iyagu iskood isu abaabulay . Waxaana uu Murashax Faysal Cali Waraabe u jeediyay khudbad, isagoo sheegay in…

Read More

“ Maanta Ma Jiro Qof Laba Kaadh Lihi, Qof Waliba Hal Kaadh Ayuu Leeyahay, Diiwaangalin Nadiif Ah Ayeynu Samaynay, Doorasho Nadiif Ahna Waynu Samaynaynaa.” Wasiir Maxamuud Xaashi SAWIRO

Oog 09. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuuse Biixi Cabdi ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey deegaannada Oog ee gobolka Sool. Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ka dib halkaasi ka hadlay ayaa sharaxay…

Read More

Maxkamadda Sare Oo Dersaysa In Dacwadi Ka Dhalan Karto Khilaafka Ka Taagan Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Gar-yaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa Xaqiijiyey in Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Muxumed (Talyanle) uu u soo gudbiyey Dacwad la xidhiidha inuu ku guuleystay Doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, oo uu isagu yahay Guddoomiyaha Rasmiga ah ee Golahaasi. Fadhigii Axaddii Toddobaadkan, ayaa Mudaneyaasha Golaha Wakiilladu waxay Guddoomiyaha Golahaasi…

Read More

Madaxweynaha Kenya oo Ilaa Iminka Hogaaminaya Guusha Doorashadii Kenya,Hogaamiyaha Mucaaridka oo Sheegay in la Jabsaday Kuna Hanjabay in beri Wixii ka Danbeeya aanu Xakamayn doonin Taageerayaashiisa & Cabsida Taagan

Nairobi 09. August 2017 (SDN/QJ):-Booliska Dalka Kenya ayaa gaasta dadka kaga ilmaysiisa ku kala kaxeeyey boqolaal dad ah oo ka mid ah taageerayaasha hogaamiyaha mucaaradka Kenya raila odinga, saacado ka bacdi markii uu Mr Odinga ku dhawaaqay in aanay ku qanacsanayn natiijada hordhaca ah ee ay Gudiga doorashooyinku soo saareen. Mr Rayla odinga iyo musharaxa…

Read More

Madaxweynaha Oo Magacaabay Laba Agaasime Oo Cusub, Mid Horena U Beddelay Wasaarad Kale

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne uu maanta ku magacaabay Agaasimaha Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Iyo Laba Agaasime Guud. Digreetasda madaxweynaha oo uu ku saxiixan yahay afhayeenka Madaxtooyada Md Xuseen Aadan Cige (Deyr) nuqul ka mid ahina soo gaadhay Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Qurbejoog.com ayaa…

Read More

Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Cadaymo Muujinaya Qaabkii Loo Musuq Maasuqay Gudoomiye-nimada Golaha Wakiiladda ee Xildhibaan C.raxmaan Talyanle DAAWO

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa soo Bandhigay Muuqaal cadayn u ah Musuq maasuq ka dhacay Golaha Wakiiladda Maalintii Axadii oo la Dooranayay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda kaas oo loo doortay Baashe Maxamed Faarax Balse Ilaa hada Lagu Muransan yahay Sharcinimadiisa. Muuqaalkan ayaa Muujinaya in Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle…

Read More

“Berbera Waxaan Is-Leeyahay Waxay Gashay Caloosha Kulmiye Laakiin Waynu Ka Soo Saaraynaa Caloosha Kulmiye, Fartiina Ayaad Kaga Soo Saaraysaan” Musharax Cabdiraxmaan Cirro DAAWO

Berbera 09. August 2017 (SDN/QJ):- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo socdaal ugu baxay goballada Sool iyo Sanaag oo maalmo ka dib ay ka bilaabmayso qaadashadii kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada, ayaa si weyn looggu soo dhaweeyey deegaanada Dacar-budh, Abdaal iyo Lafa-ruug iyada oo sida oo…

Read More

Madasha Wada Tashiga oo Sheegtay in Shakiga ka Dhashay Doorashadii Baarlaamaanku uu Saamayn ku Yeelanayo Natiijada Doorashada Madaxtooyada Dhaliilna u Soo Jeediyay Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Madasha wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Siyaasi Xasan Guure ayaa sheegay in Golaha Wakiiladdu ay waajib ku tahay sidii ay u sixi lahaayeen Mad madowga ka dhashay doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda.

Read More

“Labadan Xisbi ee Layliga ahi ee Annagaa helnay iyo Annagaa helnay isku haysta 82-ka Cod ee qaar maqnaayeen, sidaynu u ekaan doonnaa doorashada soo socota ee Madaxweynaha?” Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 09. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay muranka ka taagan Xildhibaanka loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Axaddii dorraad oo ay ku tartameen Baashe Maxamed Faarax iyo Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo Baashe markii hore loogu dhawaaqay natiijada, halka Talyanle oo markii hore natiijadaas aqbalay…

Read More

‘’Ciise Muusoow Hadii Muuse Biixi Dhaco Adduunyada Inta ka Hadhay Nin Sacad Muuse ah oo Madaxweyne Noqonayaa Ma Jirto ee Ku Bushaaraysta’’ Laxanka Dhabaqsan ee Siyaasi Cali Guray

Berbera 09. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Luuqad aanu hore u adeegsan Jirin oo ah Laxanka dhabaqsan ee Qabyaaladeed waxa uu Beesha uu ka soo Jeedo ku Tiqtiiqsiyay in Hadii ay Maanta soo saari waayaan Murashax Muuse Biixi oo uu Madaxweyne noqon waayo marka ay dhacdo doorashada Madaxtooyaddu inay Beeshaasi…

Read More

“Hawada dalkeena In ay Maamulaan Dhalinyaro Soomaaliyeed waa astaan muujineysa soo celinta Qaranimada” Raysal Wasaaraha Somalia DAAWO

Muqdisho 09. August 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula yeelanayay Wasaaradaha Gaadiidka ee Maamullada dalka. Waxana muhiimadda kulankani ahaa sidii qorshe mideysan iyo shuruuc hagta loogu sameyn lahaa nidaamka gaadiidka ee dalka, gaar ahaan…

Read More