Webmaster

Guddida anshaxa Kaadh Qaadashada oo Mar Kale Digniin adag u diray Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani oo Olole Siyaasadeed oo aan Wakhtigiisi Gaadhin Bilaabay DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Guddida anshaxa Kaadh Qaadashada Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa Mar Kale Waxay digniin u direen labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani oo ay ku eedeeyeen inay Jabiyeen Heshiiska Habraaca Kaadh qaadashada ee ay Saxeexeen,Waxayna sheegeen in labadaas xisbi olole siyaasadeed ka bilaabeen Deegaanada Gobolada Maroodijeex ilaa Sool oo ay ka bilaabmayso…

Read More

Xildhibaan Shaki La Geliyey Cidii u Codeeyay Maalintii la dooranayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Cadeeyay Murashaxa uu u u Codeeyay DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdi Hirad Warfaa oo ka mid ah Mudanayaasha Aqalka Wakiiladda ayaa waxa u dhaliyey muran ku saabsan Cida uu u Codeeyay Maalintii ay dhacday doorashadii Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Waxa uu Xildhibaankani Si cad u Sheegay in isagoo Maankiisa iyo Maskaxdiisa qaba uu Codkiisa Siiyay Murashax Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Talyanle…

Read More

Aragtidii Madaxweyne Siilaanyo Sannadkii 2008-dii Ka Aaminsanaa Magacaabista Degmooyinka Xiliga Doorashadda

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu doraad magacaabay laba degmo oo cusub oo kala ah Masalaha Gorad oo ah degmo ka tirsanaan doonta gobalka Togdheer iyo Cali Xaydh oo ah degmo ka tirsanaan doonta Gobalka Awdal. Degmooyinkan cusub ayaa ka mid noqonaya raxan degmooyin iyo gobalo ah oo uu madaxweyne Siilaanyo…

Read More

Xildhibaan C.raxmaan Talyanle oo Soo Bandhigay Magacyada Iyo Saxeexa 39-kii Xildhibaan ee u Codeeyay inuu Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda, Kana Hadlay Xaalada Golaha Wakiiladda Iyo Dacwadii uu Maxkamadda Distooriga ah u Gudbiyey DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Mudane C.raxmaan Maxamed Talyanle oo ahaa Murashixii la Loolamayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Muranku ka taagan yahay Sharciyadiisa ayaa Saxaafada u soo bandhigay Magacyadda iyo Saxeexa 39-kii Xildhibaan ee isaga u Codeeyay inuu noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland. Mudane Talyanle Waxa uu xusay in aanu ka hor dhacaynin Go’aanka ka…

Read More

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka Hadlay Dacwad Muranka Golaha Wakiillada la xidhiidha oo loo gudbiyey DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay in Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiilladu Dacwad la xidhiidha is-dhaafinta Natiijada doorashadii Guddoomiyaha Golahaas ay u gudbiyeen. Aadan Xaaji Cali waxa uu sheegay inay Maxkamadda Sare oo ah Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland darsayso Furista Dacwaddaasi siday Sharciga u waafaqsan…

Read More

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka & Xiisada ka dhex taagan Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ayaa ka hadlay Khilaafka ka dhex taagan Golaha Wakiiladda Somaliland ee Ku wajahan doorashada Gudoomiyahooda ee Muranku ka dhashay isla markaana sababtay in Hal fadhi oo uu goluhu yeeshay axadii lagu soo saaray Gudoomiyaha Cusub ee aqalka Wakiiladda iyadoo isla habeen-nimadii…

Read More

Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo eedo u soo Jeediyey Wasiirka Warfaafinta Mr Caddaani Kana Hadlay Muranka Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa eedaymo u Jeediyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo uu Sheegay inuu farogelin ku sameeyay Khilaafka ka dhex aloosan golaha wakiiladda Somaliland ee Ka dhashay Doorashadii Gudoomiyaha Golahaasi. Waxa uu Xildhibaan Xoog Xusay in Xisbiga Kulmiye uu…

Read More

Shacabka Ku Dhaqan Caasimadda Hargaysa oo ka Hadlay Dareenkooda ku aadan Khilaafka Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Laga soo Bilaabo Maalintii Axadii ee taariikhdu ahayd 6-da bisha August ilaa haatan Waxa uu khilaaf adagi ka dhex taagan yahay Golaha Wakiiladda Somaliland kaas oo ka dhashay natiijadii lagu doortay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda ee Sharci-nimadiisa Muranku ka taagan yahay Mudane Baashe Maxamed Faarax.

Read More

Wasiir C.laahi Cukuse oo Shaaciyey inay Heshiis la Galeen Imaaraadka Isla markaana Dhakhaatiir Imaaraadka ka socdaa ay Somaliland iman doonaan & Nooca Suuqa Labaad ee Xoolaha Imaaraadka DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiir Cukuse Ayaa Shaaciyay In Dawlada Isu Taga Imaaraadka Carabtu Ay Ogolaatay In Xoolaheena Loo Iibgeeyo Isla Markaana Ay Wasaarada Xanaanada Xooluhu Ay Heshiis Rasmiya Lagashay Wasaaradiisa Dhawaana Ay Iman Doonaan Dhakhaatiir Iyo Khubaro Kasocota Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabtu,Waxaanu intaas ku daray inay ogolaadeen in Xoolaheena loo Iibgeeyo Dalka Isu…

Read More

Xaruntii u Horaysay ee Somaliland laga furo ee laga Helo Adeega Jimicsiga Casriga ah & Xogwaran uu Gudoomiyaheedu bixiyey

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Deegaanada Somaliland aad ugu Soo badanaya Goobaha laga helo agabka lagu Ciyaaro Jimicsada Kala Duwan Kuwaas oo Ku qalabaysan dhamaanba agabkii loo baahnaa,Isla markaana noqotay Meherado ay dhallinyarada iyo Dadka kale ee waaweyniba ay ku sameeyaan Jimicsiyada ay u baahan yihiin. Siciid Ismaaciil Geedi Waa Gudoomiyaha…

Read More

Muqdisho: Heshiis Laga Gaadhay Marxuum Reer Somaliland Ahaa Oo Ay Dilkiisa Mudaharaaddo Ka Dhasheen DAAWO

Muqdisho 10. August 2017 (SDN/QJ):- Waxa Heshiis laga gaadhay Dil Dhawaan Magaalada Muqdisho loogu geystay Xoghayihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Mursal Aw Cumar Cismaan oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somailand, kaasi oo la sheegay inuu Dilay Faarax Cali Nuur (Xayle) oo ahaa Dirawalka Taliyaha Ciidammada Nabad-Sugidda Soomaaliya Mr. Gaafoow. Beesha uu ka soo jeeday…

Read More

Madaxweynaha Turkiga oo soo Jiitay Quluubta Shacabka Turkiga Kadib Markii uu Muwaadin kasta oo Telefoon sita Fariin u diray

Istanbul 10. August 2017 (SDN/QJ):- Dadka dalka Turkiga intooda adeegsata talefanka gacanta waxaa mar keliya dareenkooda soo wada jeedisay farriin cod ah oo madaxweynahooda Rajab Dayib Erdogan uu u soo diray, si uu uga hambalyeeyo guushii shacabka ee fashilinta isku-daygii afgembi ee dalkaas ka dhacay sannadkii hore. Shirkadda isgaadhsiinta ee dalkaas ayaa iyada oo adeegsanaysa…

Read More

Rumayso amase Ha Rumaysan: Ilmuhu isagoo Uurka Hooyadii ku Jira ayuu kala yaqaanaa Afafka lagu hadlo

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in ilmuhu isaga oo uurka hooyadii ku jira, marka ay dhalashadiisa bil keliyi ka hadhsan tahay uu bilaabo in uu kala fahmo luuqadaha kala duwan ee ay ku hadlayaan dadka ku xeeran hooyadii. Waxa ay saynisyahannadu sheegeen in ilmaha uurjiifka ahi uu si fiican u maqlo…

Read More

Suudaan: Dumarka Oo Is-caddayntii Ku Daray Is-naaxin, Daawada Ay Cunaan Iyo Halisteeda

Khartoum 10. August 2017 (SDN/QJ):- Dalka Suudaan waxaa caan ka ah isticmaalka waxyaabaha dumarka jidhkooda ku caddeeyaan ama ay midabkooda ku dooriyaan, balse waxaa hadda aad u soo kordhaya in ay isticmaalaan kaniino lagu cayilo ama Naaxo. Dumarka dalka Suudaan waxa ay u arkaan in cayilnaantu tahay quruxda kama dambeysta ah ee qof dumar ah…

Read More

Dawladda Sucuudiga Oo Dhul Saxare Ah U Bedalaysa Magaalooyin Qurxoon Oo La Dalxiis Tago !

Riyadh 10. August 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Sucuudiga ayaa si weyn ugu hawlan sidii ay hoos ugu dhigi laheyd in dhaqaalaheedu uu ku tiirsanaado shidaalka ka soo baxa dalkaasi, dawladda Sucuudiga ayaa in ka badan  50 sano dhaqaalaha dalkeedu uu ku tiirsanaa shidaalka, balse haatan waxay u jeedsatay dhinaca saxaraha Rubuc Al-khaali waxa aanay ugu tala…

Read More